Ciidamada Xoogga dalka oo qabtay rag ka tirsan Al-Shabaab oo miino aasayey

Hawlgal gaar ah oo maanta ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ka sameeyeen degaanada Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeelaha hoose, ayey ku qabteen 2-nin oo ka tirsan Al-shabaab, xilli ay miino ku aasayeen wadada. Labada ruux ee la qabtay ayaa waxaa ku socda baaris ku aadan fal dambiyeedka loo soo qabtay. Saraakiisha xoogga dalka ayaa warbaahinta … Continue reading Ciidamada Xoogga dalka oo qabtay rag ka tirsan Al-Shabaab oo miino aasayey